Madaxweyne in muddo ah la hadal hayey inuu dhintay oo fagaare ka soo muuqday

Madaxwaynaha dalka Turkmenistan Gurbanguly Berdymukhamedov ayaa maanta ka so hormuuqday shacabka ka dib markii ay horey u soo baxeen warar la isla dhex marayay oo sheegayay inuu dhintay. Maanta ayuu Mr Berdymukhamedov waxa uu furay shir ay ka qeybgalayaan hogaamiyayasha gobolka waxa uuna shirkan ka dhacayaa magaala xeebeedka Caspian ee dalkaasi. Waa marki ugu horreeysay … Continue reading Madaxweyne in muddo ah la hadal hayey inuu dhintay oo fagaare ka soo muuqday